December 10 2018 04:01:21
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamo Gaar Ah Oo Loo Sameeyay Amniga Baladweyne, Magaalada Baladweyne ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay Ciidamo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan Amniga Gobolka Hiiraan......................
    News  wararka New Page 1
    Magaalada Baladweyne ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay Ciidamo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan Amniga Gobolka Hiiraan.

    Taliyaha Guutada 5aad ee Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed Col Faarax Cali Kooshin ayaa Ciidamada kula dar daarmay in looga baahan yahay ka hortagga falalka Amniga liddiga ku ah iyo in ay si dhab ah uga qeyb qaataan sugida Nabad gelyada Gobolka Hiiraan.

    Dhinaca kale Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Maalin Sufurow ayaa sheegay in u jeedka Ciidamadaan loo aasaasay tahay sidii loola dagaalami lahaa Kooxaha ku howlan falalka liddiga ku ah Amniga ee ku sugan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan isagoo ugu baqay shacabka in ay la shaqeeyaan Ciidamadaan Cusub.

    Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal liddi ku ah Amniga iyadoo deegaanno hoos yimaada Gobolkaas ay ka taagneed muddooyinkii dambe xiisado Colaadeeed oo u dhexeeyay beelo walaalo ah oo wada daga qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,811 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014