December 10 2018 13:00:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Nin lagu eedeeyay in muuqaalada u duubi jiray kooxda Daacish oo maanta maxkamad la soo taagay....................
    News  wararka New Page 1
    Maxkamadda Darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka soo muuqday Jaamac Xuseen Xasan oo lagu eedeeyay in muuqaalada uu u duubi jiray Kooxda Daacish.

    Eedeeynsane Jaamac ayaa lasoo qabtay sida Ciidamada amniga ay sheegeen asigoo aasayay Miino aga gaarka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose 18- bishii Abriil ee sanadkaan Jaamac ayaa sidoo la sheegay in tan iyo sanadkii 2013 kii uu ka mid ahaa kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.

    Waqti dheer kadib Guddoomiyaha Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalaabka sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa soo xiray fadhigii maxkmadda, waxa uuna sheegay go’aanka Maxkamadda ay dib ka soo saari doonaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,187 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014