October 18 2018 14:12:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War farxad leh:--Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday In La Bilaabay Bixinta Dal-Ku Galka Sacuudiga Ee Xujeyda Soomaaliyeed....................................
    News  wararka New Page 1
    Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaday in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed Magaalada Barakeysan ee Makah.

    Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna sii hayaha xilka wasiirka Mudane; C/xakiin Xasan Ibraahim (Ashkir) ayaa sheegay in masuuliyadda Wasaaraddu iyo Xukuumaddu in ay aheyd sidii Xujeyda Soomaaliyeed loogu fududeyn lahaa sannadkaan Arrimaha iyo Xajka laguna guuleystay oo aysan jirin wax caqabad ah.

    Waxa uu hoosta ka xariiqay wasiiru dowlaha in la kordhiyey shirkadihii ka shaqeynayey Arrimaha Xajka oo la gaarsiiyey ilaa 5 Shirkadood, waxa uu carrabka ku dhuftey in la daah-furay bixinta dal ku galka Sacuuciga ama (Visa) ee xujeyda Soomaaliyeed.

    Wasiiru dowlaha Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegay in sannaadkaan shirkadaha la saaray masuuliyad dheeri ah, Xukuumadduna ay kor joogteyn joogto ah ku sameyn doonto.

    “Umadda Soomaaliyeed waxaa ugu bishaareynayaa in Xajka uu qabsoomayo, kaalin aad weyn ayeey ka qaateen xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha, shirkadaha waxaan kula dardaarmayaa in ay go’aankii Xukuuamdda ay sideeda u fuliyaan, wasaaradda Xajka Sacuudigu si wanaagsan ayeey noola shaqeeyeen, kaslooni buuxdo ayaan qabnaa saacaddaan, laga bilaabo shalay waxaa la qeybiyey Kaararkii shirkadaha, annagana dabagal iyo qiimeyn ayaan ku sameyn doonnaa” ayuu yiri Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Cabdixakiin Xasan Ibraahim (Ashkir)

    Wasiiru dowlaha ayaa ugu dambeyn sheegay in Xajka uu u furan yahay, shirkadaha ka shaqeynaya Xajka, marka waajibaadka Xujeyda soo dhammaadana lagu xisaabtami doonno adeeggii ay sanandkaan la siiyey sida uu ahaa.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,959,897 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014