October 23 2018 03:49:30
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    AMISOM oo ka hadashay ka bixitaanka Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho........................................
    News  wararka New Page 1
    Korneyl fabian oo ah Taliyaha howlgelinta Ciidamda AMISOM ayaa maanta ka hadlay barnaamij looga hadkayay xasilinta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho wuxuuna soo hadal qaaday kabixitaanka Ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho.

    Koeneelka ayaa hoosta ka xariiqay kabicitaanka Ciidamada AMISOM ee garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho in uu yahay qorsho hor yaala Ciidamada AMISOM islamarkaana ay horay u dajiyeen ka dib markii amar ku aadan arintaasi ay ka heleen dowladda Soomaaliya dhawaane ay faarunin doonaaan amarkaasi ayna ka bixi doonaan Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho.

    Hadalka korneyl fabian oo ah Taliyaha howlgalinta Ciidamada AMISOM ayaa imaanaya kadib markii Ra`iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ku amray in si dhaqsi ah ay uga baxaan Ciidamada AMISOM Garoonka Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,061,082 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014