October 23 2018 03:53:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Toogasho:--Nin Ganacsade ahaa oo xalay lagu dilay Gaalkacyo...........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaaladaas, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cabdi Kaafi Yuusuf.

    Marxuumka la dilay ayaa la sheegay in koox hubeysan ay huwiyeen rasaas taasi oo keentay in durabadiiba marxuumku uu goobta ku dhinto.

    Dilka kooxdii hubeysneed ee ka dambeeyay ayaa la sheegay inay baxsadeen kadib falka waxaana halkaasi gaaray ciidamada amaanka ee magaalada gaalkacyo, Waxeyna sameeyeen Ciidamadu baaritaano lagu baadi goobayo dadka falka ka dambeeyay.

    Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo badanayay dilalka ka dhacaya magaalada Gaalkacyo, waxaana ugu danbeeyay Dilkii loo geestay Taliyihii hore ee Ciidamada birmadka Puntland oo Gaalkacyo lagu dilay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,061,157 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014