August 22 2018 09:29:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay saldhiyo ay ku sugnaayeen Shabaab........................................
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga soo gaaray gobolka shabellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay saldhigyo iyo kontarool Al-Shabaab gaadiidka ay uga qaadayeen lacago.

    Duqaynta ayaa ka dhacday inta u dhaxaysa deegaannada Goobaalle iyo Baladul-Amiin oo ka tirsan Gobolka shabeelaha hoose.

    Ilo wareed ku sugan shabeelaha hoose ayaa inoo xaqiijiyay in duqeynta ay khasaaro ka soo gaartay Al-Shabaabkii lala eegtay Waxaana goobaha la duqeeyay ku sugnaa dagaalamayaal iyo saraakiil Al-ka tirsan Shabaab.

    Al-Shabaab dhankooda war ay ka soo saareen waxaa ay ku sheegeen in duqeyntaasi aysan wax khasaaro ah ka so gaarin, balse dad shacab ah ay ku dhinteen, kuwaas oo saarnaa gaari marayay meel u dhow deegaanka baladul- amiin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,266,547 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014