October 18 2018 12:49:15
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qabridahar oo ay is hor-fadhiya Ciidankii Military-ga Ethiopia oo kasoo baxay xeryahoodii ay shalay dageen iyo dadwaynaha oo ka careysan dhaqdhaqaaqooda.............................
    News  wararka New Page 1
    Magaalada Qabridahar dowlad degaanka Soomaalida ee dalka waxaa is hor-fadhiya Ciidankii Military-ga Ethiopia oo kasoo baxay xeryahoodii ay shalay dageen iyo dadwaynaha oo ka careysan dhaqdhaqaaqooda.

    Ciidamada ayaa doonaya in ay galaan Magaalada, Maadama shalay galeen magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida Dadka Shacabka ayaa dhagaxaan ku tuuraya askarta Milateriga.

    Dhanka kale Xukuumadda gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa ugu baaqday hoggaamiyeyaasha gobolka soomaalida iyo dowladda federaalka inay ka shaqeeyaan nabadgelyada dowlad deegaanka Soomaalida

    Waxay cambaareeyeen rabshadihii halkaasi ka dhacay.Bayaan kasoo baxay xafiiska maamulka Tigreega ayaa lagu sheegay in tallaabo kasta oo lagu carqaladaynayo nabadda iyo xasilloonida in si dastuurka waafaqsan loo xaliyo.

    Waxay intaasi ku dareen in aanan loo dulqaadan doonin tallaabo kasta oo wiiqayso nidaamka dastuuriga ah Ugu dambayn, dowladda gobolka Tigreega ayaa tacsi u dirtay ehaladii dadkii ku dhintay rabshadihii ka dhacay magaalada Jigjiga
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,958,465 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014