December 10 2018 03:36:19
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xujey Lagu Qiyaasay 2 milyan oo qof oo maanta bilaabay gudashada acmaasha xajka...............................
    News  wararka New Page 1
    Tirada muslimiinta caalamka ka timid ee ku sugan magaalada barakaysan ee Maka ayaa lagu qiyaasay 2 milyan oo qof si ay u gutaan waajibaadka xajka, waxaana maanta bilaabmay howsha gudashada acmaasha xajka.

    Xajka sannadkan ayaa imaanaya xilli dowladda Sucuudiga ay isku dayayso inay dhaqan geliso qorshahaha isbaddalada ah ee dalkaasi laga hergelinaya oo ay kamid tahay in haweenka loo ogolaado inay baabuurta kaxeeyaan.

    Dowladda sucuudiga ayaa sidoo kale sheegtay inay waxkaqabanayso adeegyada loo fulinaya xujayda xujayda caalamka qaarkood ayaa loo raraya ila Mina maadama qoraxda ay kulushahay, xujayda oo tiro badan iyo zaxmad halkaasi ka jirto.

    Waxaana Wararka ay sheegayaan in 12:00 AM xagga Sacuudiga uu bilaamay acmaasha Xajka oo ay gudanayaan Xujay lagu qiyaasay 2 milyan oo qof Ammaanka xajka ayaa sii wayn loo adkeeyay iyadoona boolis badan lasoo dhoobay waddooyinka magaalada Maka si ay ammaanka u sugaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,389 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014