December 10 2018 05:47:15
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Soomaalida Itobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xabsiga la dhigay.................................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee xarrunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga loo tabaaxay maanta madaxweynihii ee Gobolka Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar iyo rag kale oo ka tirsan maamulkiisa.

    Ciidamada amniga ee Itoobiya ayaa ka kaxeeyay Cabdi Maxamuud Cumar hoygii uu ka deganaa Addis Ababa, kadibna u wadey xabsi Telefiishanka Itoobiya ayaa xaqiijiyey qabashadaasi.

    Maalintii shalay ayaa Baarlamaanka Maamulka Soomaalida uu xasaanaddii ka qaaday Cabdi Maxamuud Cumar iyo lix qof oo kale oo ka tirsanaa maamulkiisa.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,902,455 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014