December 10 2018 04:03:26
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Diyaarad Dagaal oo ay leedaha dalka..............................
    News  wararka New Page 1
    Sida uu qoray Wargeyska The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya diyaarad dagaal oo ay lahayeen ciidamada Booliska Kenya ayaa waxyeelo ay ka soo gaartay rasaas ay ku fureen dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab.

    Saraakiil ka tirsan Ciidanka ammaanka Kenya ayaa u sheegay wargeyska in diyaaradani nuuceedu yahay MI 17 ay haleeshay rasaas ay ku fureen dagaalyahanno ay rumaysanyihiin in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab.

    Diyaaradan ayaa xilligii la tooganayay howlgal ka dhan ah Al Shabaab ka waday Keymaha gobol Xeebaadka Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo ay xoogan yihiin Al Shabaab.

    Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaastaasi diyaaradu ay ka haleeshay Matoorka, taas oo keentay in duuliyiihii waday uu si dhaqsi ah ugu dajiyo Xero lagu magacaabo Basuba oo aan sidaasi uga fogeyn goobtaasi lagu weeraray.

    Ma jirto wax waxyeelo ah oo soo gaaray duuliyihii iyo caawiyeyaashii la socday diyaaradaasi, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka Kenya Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ayaa gaaray halkaasi waxa ayna ka bilaabeen howlgal ka dhan ah Al Shabaab.

    Weerarkan ayaa ka dhacay meel 5 KM kaliya u jirta halka todobaadkii hore qarax Miino lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Kenya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,847 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014