November 20 2018 23:51:12
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:----Kooxo hubeysan oo Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda ku dishay Muqdisho................................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa Maanta Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda lagu dilay Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaallada Muqdisho,xili ay saaraayeen gaari kuwa raaxada ah.

    Dilka wuxuu ka dhacay nawaaxiga Suuqa Qudaarta ee Magaalada Muqdisho,waxaana dilka askarta ka dambeysay kooxo bastoolado ku hubeysneynaa Goobjoogayaal ayaa KNN u Sheegay in mid ka mid ah Askari la dilay uu ahaa kuwa Minishiibiyada.

    Intaa kadib waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo Halkaasi baaritaano ka sameeyay Saraakiisha Ciidamada amaanka ayaan weli ka hadlin Falkan ka dhacay suuqa bakaaraha ee Magaalada muqdisho.

    Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka dhacayay dilalka qorsheysan ee loo geysanayo askarta ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo dadka Shacabka ah ee aan waxba galabsan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,485,850 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014