September 20 2018 16:50:01
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Abaabul dagaal oo laga dareemayo qeybo ka mid ah Ceelbuur.....................................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay dib xoriyadooda u heli lahaayeen odayaal ay shabaab dhawaan ka ka qafaasheen degaanka Gal-qoryaale oo ka tirsan gobalka Galgaduud.

    G/dhexe C/qaadir Maxamed Cartan Taliyaha howl-gallada qaybta 21aad, ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaashii ugu dambeeyay ay Al-Shabaab ugu soo furan lahaayeen odayaasha ay afduubka ku haystaan.

    Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in dhawaan ay ku wajahan yihiin degaano ka tirsan degmada ceelbuur ee gobalka galgaduuud,islamarkaana ay halkaasi Al-Shabaab ka saari doonaan,maadaama la sheegay in odayaasha loo ka xaystay dhanka iyo degmadaasi.

    Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya In Ciidamada Xooga ay wadaan abaabul dagaal ,kaasi oo ay ku doonayaan in ay Al-Shabaab xoog ugu soo furtaan odayaal ay ku haystaan qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud.

    Todobaadkan bilowkiisa ayay aheyd markiii Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay 69 Qof oo u badan Odayaal ka qafaasheen deegaanka Gal-qoryaale ee gobalka Galgaduud.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,649,115 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014