November 20 2018 23:56:27
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Shirka Kismaayo Uga Socda Maamul Goboleedyada Oo Maanta La Soo Gababeynayo......................................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta la filayaa in la soo gaba gabeeyo shirka Hoggaamiyayaasha Maamul Goboleedyada uga socda Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Maamulka Jubbaland.



    Gabagabada Shirkaan ayaa lagu wadaa in uu ka soo baxo War Murtiyeed ku aadan waxyaabihii ay isla meel dhigeen Madaxda Maamul Goboleedyada ee ku shirsan Kismaayo.



    Falanqeeyayaasha u kuura galay arrimaha shirkaan ayaa Odorasaya in shirkaasi uu ka soo bixi karo qodobo lagu dhaliilayo Dowladda Federaalka Soomaaliya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli wax war ah ka soo saarin Shirka Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliyeed.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,485,928 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014