September 20 2018 16:55:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maxkmadda Ciidamada qalabka sida oo dacwad loo gudbiyay...........................................................
    News  wararka New Page 1
    Warqad soo gaartay warqabadka KNN ayaa tilmaameysa in maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya loo gudbiyay dacwad ka dhan ah Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Xuseen Cismaan Xuseen iyo ku xigeenkiisa Fahad Yaasiin , dawacdda ayaa waxaa gudbiyay taliye ku xigeenki hore ee hay’adaasi cabdallada Cabdalla Maxamed ee shalay madaxweyne Farmaajo uu ka xayuubiyay darajooyinkii ciidaan ee uu huganaa.

    Waxaa ay warqaddu ku taariikheysan tahay 2-dii bishan Septembar waxaana qabtay xeer ilaalinta maxakamada ciidamada qalabka sida waa sida waqradda ku xusan.

    Cabdalla Cabdalla ayaa Fahad Yaasiin agasime kuxigenka Nisa ku edeyay inuu 1-dii bishaan amray faafinta qoraal lagu shegayo in Cabdalla Cabdlaal uusan akmdi ahan Karin NISa.

    Sidoo kale inuu Aghasime ku xigenka NIsa Fahad yaasin uu faafiyay waxyabao shaarf dilaya sida uu cabdlala Cabdlal ku qoray warqadda dacwadisa.

    Sidoo kale Cabdalla ayaa si guud agaasimaha haatan ee Nisa iyo ku xigenkiisa ku eedeyay in ay sanadihii 2014-2017kii ay wada shaqeyn buuxda la lahayeen Al-shabaab , waxaana uu qoraalkiisa Cabdlaala Cabalda raaciyay inuu hayo cadeyn buuxda oo arinkasi ku saabsan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,649,171 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014