September 20 2018 16:09:45
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:---Kooxo hubeysan oo nin Da’ah ku dilay magaalada Muqdisho.......................
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo agagaarka suuqa Khudaarta ee degmada hodan ee gobolka banaadir ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysnaa bistoolad ay dil ka geysteen suuqaasi.

    Dad goobjoogayaal ah ayaa Sheegay in nin da’adiisa lagu qiyaasay 60 sano jir lagu dilay suuqaasi,waxaana uu dilka si gaar ah kaga dhacay inta u dhaxeysa suuqa khudaarta iyo Isgooska Sheekh Cali Suufi ee Magaalada Muqdisho .

    Ciidaamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay in ay gaareen goobta uu dilka dhacay Mana jiraan ilaa iyo hada cid loo qabtay dilka maanta ka dhacay suuqa khudaarta ee degmada hodan ee gobolka banaadir
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.12 seconds 27,648,646 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014