November 20 2018 23:14:56
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka horyimid Mooshinka laga gudbiyay.................................
    News  wararka New Page 1
    Cali Gacal Casir Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay KNN ayaa sheegay in xildhibaanadii maanta kulanka ku yeeshay Magaalada Dhuusa Mareeb ay yihiin kuwo aan sharciyad ku imaan,isagoona sheegay in Xildhibaanadaasi uusan gabi ahaanba aqoonsaneen.

    Mooshinka laga gudbiyey Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili maalmo ka hor uu ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay shirkii Madaxda Maamul goboleedyada.

    Maanta ayay ahey markii Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Maamullka Galmudug Xareed Cali Xareed Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda maamulka Galmudug ayaa xiligan waxaa uu gaaray meeshii ugu xumeed.

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,485,303 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014