November 20 2018 23:31:32
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka Horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay.............................................
    News  wararka New Page 1
    Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay KNN ayaa Waxaa uu ka horyimid Xil ka qaadis ay maanta ku sameeyeen xildhibaano ka tirsan Galmudug.

    Waxaa uu sheegay in xildhibaanada ku shiray Magaalada Dhuusa Mareeb ay ahaayeen dhalin yaro aan ka mid aheyn mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug,isagoona Sheegay in xildhibaano xiligan aysan joojin Magaalada dhuusa mareeb.

    Sidoo kale Gudoomiye Cali Gacal ayaa waxaa uu sheegay in Go’aanka ay gaareen Xildhibaanada ka tirsan Galmudug uu yahay mid sharci daro ah,islamarkaana iyagu xilka ka qaadi Karin Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in xildhibaanada ay ku xadgudbeen heshiiskii dhawaan lagu kala saxiixday dalka Jabuuti.

    Maanta ayaa Magaalada Dhuusa mareeb waxaa kulan ku yeeshay xildhibaano tiradooda gaaraysa 147 mudane,iyadoona xilka ay ka qaadeen Gudoomiyaha 146 xildhibaan,halka hal mudane uu ka aamusay.

    Xildhibaanada xilka ka qaaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa inta badan ah kuwii laga soo xulay Maamulka Ahlusuna ee lagu daray Baarlamaankii Galmudug ee lagu dhisay Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

    Xil ka qaadista lagu sameeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa ay sii hurinaysaa khilaafka u dhexeeya Madaxda ugu sareysa ee Maamulka galmudug.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,485,553 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014