December 10 2018 12:24:15
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Waare oo la dhameeyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowldda Soomaaliya..............................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalaada Muqdisho ayaa sheegay in uu dhamaaday khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowldda Soomaaliya.

    Waxaa u sheegay Waare in Hirshasbelle ay ka tanaasushay kana laabatay Go’aankii ay Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ku gaareen Magaalada Kismaayo ee wada shaqeyntii dowladda lagu joojiyay..

    Madaxweynaha Hirshabelle ayaa mar uu faah faahin ka bixinayay sababaha keenay shirkiisa Jaraa’id iyo in uu ka laabtay Go’aankii ay ku gareen Magaalada Kismaayo, Waxaa uu tilmaamay in Wada hadal afar maalmood socday uu la qaatay madaxda dowladda la iskana fahmay tabashada hirshabelle.

    Waxaa uu hadalkiisa ku daray in ay talaabadan timid kadib soo jeedin ay sameeyeen odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta Maamulkaasi .

    Waxaa Muuqaneysa in ay Madaxda Maamul Goboleedyada ku kala qeybsamayaan Go’aankii ay si wadajirka ah ugu gaareen magaalada Kismaayo 8-dii bishaan, kaasi oo ahaa in ay hakad geliyaan wada shaqeyntii kala dhaxeysay dowladda Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,574 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014