December 10 2018 04:12:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo la waayay+warar iskhilaafsan oo kasoo baxaya.............................
    News  wararka New Page 1
    Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Ruushka oo ay saaraayeen 14 qof ayaa waxay ka baxday khadka Radaalka Sida laga baahiyay CNN Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaasi ay soo rideen ciidamada Suuriya oo la dagaalamayay duqaymaha israel ay ka waday goobo ciidamada suuriya leeyihiin oo ku taala gobolka Latakia.

    Dalka ruushka ayaa dhankiisa sheegay in aysan qaadanin warbixinaha ajaaniibta isla markaasna waxay sheegtay dowlada Ruushku in wakhtiga diyaaradu qadka ka baxday waxyar ka hor gantaalo laga soo tuuray markab faransiisku leeyahay oo ah nooca frigate ka loo yaqaanao balse waxaa eedayntaasi iska fogeeyay dalka faransiiska oo sheegay in ay diyaarada soo rideen ciidamada Suuroya si qaldana ay u soo rideen iyagoo u malaynayo in ay leedahay Israel
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,991 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014