October 18 2018 13:59:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    wararka maanta:-Askari ka tirsan Puntland oo Wariye ku dhaawacay Gaalkacyo.......................................
    News  wararka New Page 1
    Wararka imaanaya Magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in askari ka tirsan Maamulka Puntland uu waqooyiga Gaalkacyo uu ku dhaawacay Wariye Maxamed Cali Siyaad.

    Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa la sheegay in maanta uu u yeeray tiro suxufiyiinta si ay wareysi ula yeesheen taliyaha, islamarkaana ay wax ka weydiiyaan amni darada mudooyinkii ugu dambeeyay ka taagnaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

    Wariyaasha markii tageen saldhiga Booliska Puntland ee Gobalka Mudug ayaa waxaa la tilmaamay in askari ka tirsan Puntland uu u diiday wariyaasha in ay galaan xarunta Taliska, kadibna muran ayaa dhex maray wariyaasha iyo askari. Iyadoona markii dambe askari uu dhagax ku tuuray suxufiyiinta, waxaa uuna dhagaxaasi Madaxa ka haleelay Wariye Maxamed Cali Siyaad.

    Maxamed Cali Siyaad ayaa hada waxaa uu ahaa Agaasime ku xigeenka Radio Gaalkacyo oo ku taala Waqooyi Magaaladaasi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,959,672 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014