October 18 2018 13:03:02
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Kenya:- Ciidamo keenyaan ah ayaa Dhibaato ba`an ka geysatay Meel u dhow magaalada Mandhera..............................
    News  wararka New Page 1
    Ku dhawaad 20 Qof ayaa ku dhaawacan tahay , sedex gurina waa la gubay, kadib markii ciidamada difaaca Kenya ay weerar ku qaadeen Tuulada Daba oo hoostagta magaalada mandhera, Islamarkaana u dhow xuduuda ay wadaagaan Soomaliya iyo Kenya.

    Ciidamada difaaca Kenya iyo kuwa la dagaalanka Argagixisada ah ee ka dhisan Wadanka Kenya,ayaa waxaa ay arbacadii shalay aheyd weerareen tuulada Daba , kadib markii qarax lala eegtay Ciidanka Sida laga soo xigtay dadka degaanka, ciidamada ayaa waxaa ay u dhaqaaqeen tuulada uu qaraxa ku haleelay kolonyo ka tirsan Ciidanka Kenya, iyagoona markii dambe halkaasi ka sameeyay baaritaano.

    Intaa kadib ciidanka ayaa waxaa la sheegay in ay jir dil u geystay rag, haweenka iyo dad waayeelo, inta aysan gubin guryaha Guddoomiyaha Mandheera Cali Roobow ayaa xaqiijiyay in Ciidamada ay jir dil u geysteen Rag,Haween iyo dad Da’ ah,waxaana uu ku tilmaamay in ay xadgudub ku sameeyeen dad rayid ah.

    Sidoo kale Gudooomiyaha ayaa sheegay in tani ay kala fogeynayso ciidamada Kenya iyo dadka shacabka ah, waxaa uuna tilmaamay in hada kadib shacabka ay soo sheegi doonin shabaabka ku sugan Degaanada mandhera Al-Shabaab ayaa dhowjeer waxaa ay qarax iyo dagaalo ku qaadaan ciidamada Kenya ee ku sugan Gobalka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,958,700 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014