October 18 2018 13:03:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho .......................................
    News  wararka New Page 1
    Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya oo ku taalla degmada Dayniile.

    Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Aargada degmada xilli ay halkaasi maraayeen Gaadiid la sheegay in ay leeyihiin Ciidamo Talyaani ah oo kasoo baxay Wasaaradda Difaaca oo aan halkaasi ka fogeyn.

    Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa la sheegay in uu geystay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana goobjoogayaal ay xaqiijiyeen in waxyeeladda ugu badan ay soo gaartay dad Shacab ah.


    Xilliga uu Qaraxu dhacay ayaa la sheegay in Aargada Dayniile ay aheyd Mashquul,Maadaama Iskuullada halkaasi ku yaalla Ardeyda dhigata badankooda lasoo Fasaxay Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay, waxaana guud ahaan ay xireen Wadooyinka soo gala Wadada uu Qaraxu ka dhacay.

    Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in dhaawacyo ay soo gaareen labo Carruur ah oo goobta Maraayay, sidoo kalena uu jiro waxyeelo soo gaartay Ciidankii Caddaanka ahaa ee Qaraxa lala eegtay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 27,958,722 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014