October 18 2018 13:13:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Waare iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Xiisad soo kala dhex gashay..............................
    News  wararka New Page 1
    Maamulka Hirshabeelle ayaa hore kaga laabtay Go’aankii ay la qaateen Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ee ahaa inay xiriirka u jareen Dowlada Federaalka Soomaaliya tan iyo markaasna Madaxweyne Waare kama uusan qeyb galin kulamada Maamul Gobaleedyada.

    Madaxweynahaha Hirshabeelle ayaa shaaca ka qaaday in aanu sharci aheyn shir maamulkiisa ka maqan yahay inay isugu yimaadaan Maamul Gobaleedyada kaasi oo la doonayo in lagu qabto Puntland.

    Isagoo Wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Jowhar ayuu Madaxweyne Waare sheegay in Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada uu ka kooban yahay shan maamul, isagoo xusay in aanu sharci aheyn go’aan ama talo ay gaar u gaaraan afar maamul.

    “Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada wuxuu ka kooban yahay shan maamul, haddii talo afar gooni u gaarto Golaha Iskaashiga ma ahan, annaga sharciyada iyo jadwalka noo yaalo iyo wax aan ku balanay waa in aan dhammaanteen wax isku raacno”ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

    Madaxweyne Waare ayaa sheegay in nasiib darro ay mowqifkooda ka gedi waayeen Golaha Iskaashiga, isla markaana ay xaq u leeyihiin inay ku raaci waayaan, balse aanay xaq u laheyn inay go’aan ka maqan tahay Hirshabeelle.

    Waxaa uu soo hadal qaaday shirka ka dhacay Nairobi oo uu xusay in aanay matalaad ku laheyn Hirshabeelle, isla markaana aanay ka warqabin waxa lagu wado magaca Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada.

    “Xaq ayaad u leedihiin in maamuladiina aad go’aan u gaartiin, laakiin talo kuma biirin kartaan anagoo ka maqan Hirshabeelle wax danaheeda ah, wixii wanaag ee la rabo waa soo bixi doonaan, shirka Nairobi wax matalaad kuma lihin, mana ka warqabin”ayuu yiri Madaxweynaha Hirshabeelle.

    Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa bishii horay ka baxay go’aankii maamul goboleedyada ka soo saareen Shirka Kismaayo, kaasoo ay xiriirka ugu jareen dowladda Federaalka, waxaana uu dhankiisa heshiis la gaaray dowladda Federaalka, hase ahaatee Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada ayaa sheegay in aanay quseyn heshiiskaas.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 27,958,903 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014