December 10 2018 06:54:51
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Diyaarad siday daawooyin oo laga hor istaagay in ay ka degto Maagalada Laas-caanood.........................................
    News  wararka New Page 1
    Diyaarad siday Dawooyin loogu tala galay dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay iyo sidoo kale in ay qaado dhaawacyada qaarkood ayaa loo diiday inay ka degto Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool.

    Deeqdaas Dawada ah ay dhiibtay Dowladda Federaalka Soomaaliya,balse Diyaaradii siday loo diiday inay ka degto Garoonka diyaaradaha Magalada Laas-Caanood.

    Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Laas-Caanood ee Soomaaliland ayaa la sheegay inay ka dambeeyaan diidmada Diyaarada Ocean Airline ee dawooyinka u siday Magalada Laas-Caanood .

    Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa waxaa loo soo qaaday Isbitaalka Weyn ee ku yaalla Waqooyiga Magalada Gaalkacyo Dowlad Goboleedka Puntland,waxana weli la ogeyn halka ay aaday diyaaradii laga celiyay Garoonka Magalada laas-Caanood.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,565 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014