October 21 2014 01:10:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
world Cap Fifaa 2014
world Cap Fifaa 2014
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Navigation
· Home
· Articles
· Discussion Forum
· Web Links
· Search
· Muxaadarooyin
· The Kroax
Somali Links
Camaloow.com
kulanka.com
Latest Articles
· Muxaadarooyim Qiso u...
· Kitabaka Ajuumifga
· Hidaha iyo Dhaqanka ...
· Muxaadarooyin Kala d...
· Kitaabka Usuulu Thal...
Faalloo
Guddoomiyaha gobolka Bakool, Maxamed Cabdi ayaa sheegay in dagaalka ka socda gobolka Bakool ay qayb ka qaadanayaan xoogag ka tirsan Jabhada ONL.
News  wararka New Page 1
Camaloow Online:---


Guddoomiyaha gobolka Bakool, Maxamed Cabdi ayaa sheegay in dagaalka ka socda gobolka Bakool ay qayb ka qaadanayaan xoogag ka tirsan Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya.

Maxamed Cabdi ayaa sheegay in caddeymo badan ay u hayaan in dagalka gobolka Bakool ka socda ay iska kaashanayaan Al-shabaab iyo ONLF, ayna ku ogaadeen dagaallo ay kula galeen Al-shabaab deegaannada ku yaalla xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.

“Waxaa dagaalamaya ciidamada dowladda, AMISOM iyo maleeshiyo deegaanka oo dhinac ah iyo Al-shabaab iyo ONLF oo dhinac ah, marka ONLF baryahan waxay ku sugnaayeen meel ku dhow soohdinta, gaar ahaan gobolka Bakool oo ay Soomaaliya xadka kala wadaagto dalka Itoobiya,” ayuu yiri guddoomiyaha.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in labada dhinac ay isku soo dhawaanayeen xilliyadii ugu dambeeyay, maadaama ONLF ay dagaal kula jirto Itoobiya, halka ciidamada Itoobiyana ay ku sugan yihin Soomaaliya si ay u taageeraan dowaldda.

Hadalkan ayaa imanaaya iyadoo ONLF ay horay u beenisay inay xiriir la leedahay Al-shabaab, iyadoo illaa hadda aysan jabhaddu ka hadlin eedeymaha uu u jeediyay guddoomiyaha gobolka Bakool ee ku aadan inay garab siinayaan Al-shabaab.

Dhawaanahan ayaa waxay dagaallo aad u culus oo khasaare badan geystay ka dhacayeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, gaar ahaa deegaanka Aato oo ku dhow xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Tataarka
Ugaas Cabdiraxman
Dhacdooyinks Yaabka Leh
Daawo Yaabka Aduunka

Daawo Sawir Camaloow








Youtub
New Page 1

Wafuuda Turkiga Baledweyn
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shaadibiya
Render time: 0.01 seconds 3,395,067 unique visits

Camaloow Online Copyright-2002-2014