December 08 2016 02:10:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka soomaaliya C/laahi Goodax Barre oo ku Gudajira Khilaafka Marka ........
    News  wararka New Page 1
    Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inaysan ka daali doonin dadaalada ku aadan xal uhelida dagaal beeledyada ka taagan Gobalka Shabeelaha hoose oo ay ku dagaalameen maleeshiyo labo beel kasoo kala jeeda oo Gobalkaasi wada daga.

    Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go’an tahay dadaalka ku aadan xal u raadinta dagaalada Shabeelaha hoose.

    Wasiir Goodax ayaa dhinacyada isku haayo Gobalka Shabeelaha hoose fariin udiray, waxaana uu ugu baaqay inay xasiliyaan xaalada Gobalka sidoo kalena ay joojiyaan dagaalka dhiiga shacabka uu ku daadanayo.

    Wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha, ayaa shalay gaaray Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelaha hoose, iyadoo xubnahaan isla shalay gelinkii dambe ay Muqdisho kusoo noqdeen. hiranweyn
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    Xildhibaanada Hiiraan iyo Shirka H
    New Page 1

    casho sharaf Denmark
    Tataarka
    Dhacdooyinks Yaabka Leh
    Daawo Yaabka Aduunka

    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Wafuuda Turkiga Baledweyn
    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 12,150,028 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014