Daawo:: Dhacdo Foolxun : Gabar Somali ah oo Salaad Tujineeysa Dad aad u badan oo iskuugu jira Rag iyo Dumar .....
Arin Layaab leh oo Dadka Muslimiinta ah oo ku Dhaqan dunida Ay la yaabeen ayaa waxay ka dhacday wadanka Maraykanka kadib Markii Gabadh Soomaliyad ah oo aad u Da,yar ay tujisay In ka badan 20 Qof oo isugu Jira Dumar iyo Rag Saladda Ciida Taasoo Noqotay Amakaak iyo Fajac.
Dhacdadaan Foosha Xun ayaa Waxaa Aad uga Cadhooday Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda Kuwaasoo Siyaabo Kala duwan Ugu Macneeyay In gabadh Soomaali ah oo aan iyaduba asturnayn tujiso dad badan oo isgu Jira Rag iyo Dumar oo qaarkood aanay asturnayn Waxayna ku macneeyay In Diinta Islaamka meel Laga dhacay kuna sheegay Mid ku cusub dhaqanka Soomaaliyeed oo Soo jireenka ahaa waxaanay Sheegeen In meel Looga Soo wada jeesto Dhaqankaan Foosha Xun oo ay Soomaalida Bilaabeen Maadaama shacabka Soomalaiyeed Ay ahaayeen dad dhaqankooda Iyo diintoodu is waafaqsanyihiin kuna dhagan.