DHACDO NAXDIN LEH:---- Gabar 7 sano jir ah oo lagu gowracay Cadaado........................
Posted by xassan on March 07 2017
DHACDO NAXDIN LEH:---- Gabar 7 sano jir ah oo lagu gowracay Cadaado........................
Extended News
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug ayaa ku warramaya dhacdo naxdin leh oo gabar 7 sano jir halkaasi lagu gowracay.

Meydka gabar 7 sano jir ah ayaa galabta laga helay degmada Cadaado oo xarunta KMG ah u ah Maamulka Galmudug.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda ka danbeysay falka lagu gowracay gabadha yar, waxayna wararkaasi sheegayaan in falkaasi naxdinta leh ay geysatay qof haweeney, iyadoo aan la ogeyn sababta falkan dhalisay.

Ciidamada Amaanka Cadaado ayaa soo qabqabtay dhowr qof oo lagu tuhunsan yahay falka lagu gowracday gabadha yar ee 7s ano jirka ahayd .