Xarakada Al Shabaab oo weerar ku qaaday Mandera & Khasaaro culus oo ka dhashay..........................
Posted by xassan on May 13 2017
Xarakada Al Shabaab oo weerar ku qaaday Mandera & Khasaaro culus oo ka dhashay..........................
Extended News
Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Weerarka ayaa waxaa ay shabaabku ku qaadeen kaawo qadayaal u dhashay Dalka Kenya waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro kala duwan.

Isku duwaha Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, Maxamuud Saalax ayaa sheegay in Weerarkaasi lagu Dilay ugu yaraan 2 Ruux oo ka mid ahaa Kaawo qadayaasha.

Waa markii 3-aad oo Weerar nuucan oo kale ah lagu beegsado Kaawo qodayaasha ku sugan Waqooyiga Magaalada Mandera ee Dalka Kenya.