Itoobiya Oo Jabhado Ku Abuureysa Dowladda Farmaajo Al-shabaab Kadib, Sida ay qorayaan warbaahin caalamaka.........................
Posted by salaad on May 15 2017
Itoobiya Oo Jabhado Ku Abuureysa Dowladda Farmaajo Al-shabaab Kadib, Sida ay qorayaan warbaahin caalamaka.........................
Extended News
Dowladda Itoobiya ayaa wadda qorshe ballaaran oo ay ku dooneyso in dalka Jabhado dagaallama ugu sameyso.

Waxay doonayaan in marka hore ay DFS ka caawiyaan Al-shabaab dagaallada lagula jiro, balse taa bedalkeeda jahwareer kale ayeey rabaan iney sameeyaan.


Waxay abuureysaa in ka badan 30 Jabhadood oo hubeysan oo waliba diiddan dowladda, balse aan huwaneen magaca Al-shabaab.
Jabhadahan waxay salka ku hayn doonaan qabaa’illo, waxayna sidoo kale ka dagaallami doonaan meello badan oo dalka ah.


Jabhad walbo waxay sheegi doontaa in dowladdan aysan dooneyn, ulajeedka Itoobiyana waa in xalka Soomaaliya aan la helin oo howlaha wejiyo kale ay yeeshaan.