Nabadoon ku Geeriyooday Dagaalkii Ka dhacay Xaafada Howlwadaag Ee Magaalada Baladweyne ........................
Posted by salaad on May 18 2017
Nabadoon ku Geeriyooday Dagaalkii Ka dhacay Xaafada Howlwadaag Ee Magaalada Baladweyne ........................
Extended News
Nabadoonkan geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray nabadoon maxamed muxumed cali garabeey waxana u kamid ahaa nabadoonada deegaanka

Allaha U naxariistee Geerida kutimd nabadoon garabeey ayaa timid kadib markii uu dhawac ka sogaaray dagaal manta ku dhaxmaray Xafada Howlwadaad Ciidamada Dowlada soomaaliya iyo maleshid labaxay magacbaxay,

Nabadoonka ayaa dhawac ahaan lo geyay isbitaalka Guud ee Magalada Baladweyne kaas oo markii danbe ku geeriyooday gudaha isbitaalka,

allaha U naxariisto nabadoon maxamed muxumed cali garabeey ayaa siweyn logu xasuustaa olalihii nabadeynta dagaalkii ka socday Xafada Howlwadaag Ee Magalada Baladweyne kaas oo mudo ka socday xafadaas X, Hiiraanweyn