Warar si hoose ayaa sheegaya in madaxweynwe FarmaajoOo Xil u Magacaabaya Salaad Cali Jeelle.....................
Posted by salaad on August 07 2017
Warar si hoose ayaa sheegaya in madaxweynwe FarmaajoOo Xil u Magacaabaya Salaad Cali Jeelle.....................
Extended News

Warar si hoose ayaa sheegaya in madaxweynwe Farmaajo uu wado qorshe uu xil cusub ugu magacaabayo siyaasi Salaad Cali Jeelle.



Jeelle oo ah qabiir dhanka amniga oo wax badan kasoo qabtay ammaanka dalka xilliga dowladdii C/laahi Yuusuf ayaa hadda lagu wadaa in xil amniga quseeyo loo dhiibo.


Marka hore qorshaha ayaa ahaa in loo magacaabo la taliye ammaan oo Villa Soomaaliya ah, hase ahaatee waxaa la isla gartay in xil ficil la socdo loo dhiibo Salaad ayaa ah nin ad adag oo wasiir ku xigeenka difaaca soo noqoday, wuxuu noqday musharrax Madaxweyne iyo xildhibaan.