War dag dag ah:--Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Duleedka Magaalada Muqdisho...............................
Posted by xassan on August 07 2017
War dag dag ah:--Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Duleedka Magaalada Muqdisho...............................

Extended News
Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ruux shacab ahaa ay ku dileen Duleedka Magaalada Muqdisho Dilkan ayaa sida la sheegay waxuu ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Caasimada Soomaaliya.

Guddoomiye Ku Xigeenka Degaanka Ceelasha Biyaha, C/naasir oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in meydka ruuxa la dilay la geeyay saldhiga booliska.

Waxaa uu xusay in dableydii ka dambeysay weerarkaasi ay isaga baxsadeen balse ay socdaan howlgallo baariraano ah Ilaa iyo hada lama oga sababta dhabta ah ee ka dambeysa dilkan ruuxan shacabka ahaa oo ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.