DAAWO: RW Kheyre, Cali Geedi, Saraakiil & Xildhibaano Hal Arin darteed isku arkay & Kulankii Wasaarada Gaashaandhiga......................
Posted by salaad on October 08 2017
DAAWO: RW Kheyre, Cali Geedi, Saraakiil & Xildhibaano Hal Arin darteed isku arkay & Kulankii Wasaarada Gaashaandhiga......................

Extended News
Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kamid ahaa madax maanta ka qeyb gashay Aaska Marxuum Janaraal Cismaan Sh Cali Badmaceeye kaas oo maanta meydkiisa Muqdisho la keenay.



Markii la aasay kadib ayaa waxaa wasaarada gaashaandhiga DFS lagu qabtay kulan looga hadlayay taariikhda Marxuumka isla markaana tacsi loogu gudbinayay ehaladiisa.

Taliyaaha Ciidamada xooga dalka Janaraal Carfiid, Cali Maxamed Geedi iyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay goobta waxaana ay sheegeen in Marxuumka uu ka tagay taariikh ay umadda Soomaaliyeed ku faani doonto.