Madaxweynaha H/Shabelle oo si qurux badan loogu soo dhaweeyay Kismaayo +SAWIRRO........................................
Posted by salaad on October 08 2017
Madaxweynaha H/Shabelle oo si qurux badan loogu soo dhaweeyay Kismaayo +SAWIRRO........................................





Extended News
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland.

Waare oo ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa si wayn Garoonka Kismaayo ugu soo dhaweeyay Madaxda Maamulka Jubbaland.

Madaxda Maamul Goboledyada dalka ka jira, ayaa lagu wadaa in Shir uu kaga furmo Magaalada Kismaayo, iyadoo Dowladda dhexe shirkaasi dareen ay ka qabto.