Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed cabdi waare oo magacaabay Golaha wasiirada.........................
Posted by salaad on November 29 2017
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed cabdi waare oo magacaabay Golaha wasiirada.........................



Extended News
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay wasiirada cusub oo ka kooban 47 wasiir iyo wasiir kuxigeen, wasiiro dowlayaal.

Sidoo kale Golaha wasiirada cusub ee maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub Golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 7 Wasiiru dowle.

Madaxweynaha ayaa ka codsaday Xikdhibaanada maamulka Hirshabeelle in aay ansixiyaan xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada Hirshabeelle.

AKHRISO MAGACYADA WASIIRADA CUSUB EE HIRSHABEELLE,

1 Wasiirka Maaliyada Maxamed Maxamuud Cabdulle.

2 Wasiirka Ariimaha gudaha Maxamed Cali Caadle.

3 Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Cabdi Macalin Muxumed.

4 Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Axmed Cabdulahi Bashiir.

5 Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Yexye ismaaciil Maxamed

6 wasiirka Warfaafinta hiddaha iyo dhaqanka Cabdiweli Muxumed Cabdi.

7 Wasiirka Amniga gudaha cabdulqaadir Aadan Jeelle.

8 Wasiirka ariimaha dastuurka iyo Federaalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim.