Digniin Cusub:-----Ma aha Xaaskaagu in ay Telfoonkaaga iska baadhato iyo Sharci Lag soo Saaray....................................
Posted by salaad on November 29 2017
Digniin Cusub:-----Ma aha Xaaskaagu in ay Telfoonkaaga iska baadhato iyo Sharci Lag soo Saaray....................................

Extended News
Digniin Cusub:-----Ma aha Xaaskaagu in ay Telfoonkaaga iska baadhato iyo Sharci Lag soo Saaray....................................

dumarka carabtaMa aha Xaaskaagu in ay Telfoonkaaga iska baadhato. Wadanka United Arab Emirates ayaa sharci adag ka soo saaray in Xaasku ay Talefoonka Ninkeeda iska baadhato ama xogtiisa ogaato wuxuuna noqonayaa, spouse’s privacy under UAE cybercrime laws oo hadii xaaska lagu dacweeyo ay dembi ku mudan karto.

Waxaana arintan bananka soo dhigay Nin Sacuudi ah oo joogay UAE ayaa Xaaskiisu ka qaaday Talefoonkiisa ka dibna kala baxaday Sawiro iyo xog muujinaysa in uu xidhiidh Qof kale ooDumar ah oo la leeyahay markaas ayuu dacweeyey waxaana Xaaskiisii lagu ganaaxay aduun gaadhaya 150,000 dirhams una dhiganta ($41,000). Hadhoowba yaan la dhin la iima digin.