Sanad kadib Maxaa u qabsoomay Madaxweyne Farmaajo.......................................
Posted by salaad on February 08 2018
Sanad kadib Maxaa u qabsoomay Madaxweyne Farmaajo.......................................

Extended News
Hal sano aya ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta oo kale sanadkii tagay 8/febraayo/2017 ayaa la doortay Maadxweynaha hadda talada haayo ee Farmaajo.



Maxaa u qabsoomay, Maxaana U qabsoomin, iyo Maxaa laga Filan karaan Sanadkaan Socda Su`aalahaan iyo kuwoo kale waxaan weydiinay Wasiirkii hore ee Dastuurka ee Maamulka Galmudug Cusmaan Maxamed Socdaal.