War deg deg ah:-Ra’iisul Wasaare kheyrre oo xilka ka qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadiisa.-------------------------------
Posted by xassan on July 10 2018
War deg deg ah:-Ra’iisul Wasaare kheyrre oo xilka ka qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadiisa.-------------------------------
Extended News
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa xilkii looga qaaday Wasiirka wasaaradda Arimaha Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Soomaaliya.

Wareegtada ayaa lagu cadeeyay in xilkii laga qaaday wasiir Xasan Macalin Xuseen waxaana lagu badalay masuul cusub sida lagu sheegay Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Kheyrre.

Lama oga sababta keentay in Xilka laga qaado wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xasan Macallin Xuseen,mana lagu faah faahin digreetada xil ka qaadista ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ka soo baxday.