Dagaal caawa ka dhacay xaafadda Coca Cola ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho................................
Posted by xassan on August 10 2018
Dagaal caawa ka dhacay xaafadda Coca Cola ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho................................
Extended News
Wararka aan ka heleyno xaafadda Coca Cola ee degmada Yaaqshiid ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa goordhaw Ciidamo saldhig kulahaa la weeraray.

Muddo ayaa israsaaseyn xoogani socotay, balse xilligan dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in xaalku uu caadi kusoo laabanayo, inkasta oo wali rasaas goos goos ah la maqlayo.

Muqdisho ayaa wali waxaa taagan weerrarada iyo dilalka qorsheysan iyada oo dowladuna ay sheegeyso in amaanka sugitaankiisa ay la hardameyso.