Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo Lagu jir dilay xabsi ku yaala itoobiya......................................
Posted by salaad on September 11 2018
Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo Lagu jir dilay xabsi ku yaala itoobiya......................................

Extended News
Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la sheegay in lagu jir dilay xabsi ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Deeb Mahad Colow oo ah hooyada dhashay madaxweynihii hore ee DDSI ayaa Waxa ay sheegtay falkan ay la kulantay xilli iyada iyo xaaska Cabdi Maxamuud ay raashiin geeyeen xabsiga uu ku jiray madaxweynihii hore DDSI, iyadoona ay aragtay wiilkeeda oo Sideed nin ay garaacayeen,

Waxaa ay ku baaqay in si deg ah arimahaasi wax badan loogu qabto Dhawaan ayay aheyd markii Cabdi Maxamuud Cumar 27-kii August ee sanadkan lagu xiray xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa, Xili gurigiisa ay ka soo ka xeeysteen ciidanka Itoobiya