Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Maanta lagu wado in ay ka dhacdo Garoowe.................
Posted by salaad on October 07 2018
Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo Maanta lagu wado in ay ka dhacdo Garoowe.................
Extended News
Waxaa maanta Lagu wadaa in Magaalada Gorowe ee Gobalka Nugaal lagu qabto doorashada mid ka mid ah buuxinta kursiga ka bannaan golaha shacabka ee deegaan doorashadiisu ay tahay Putlaland.
Waxaana ku tartami doono kursiga labada musharax ee kala ah Maxamud Cabdulah Maxamed iyo Wasiirka wasaaradda qorsheynta dowlada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan.
Korsigaan ayaa waxaa horay isaga casilay xildhibaan Dahaar Cali Faarax, kadib markii loo Magacaabay Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee jabuuti


Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee qaabilsan doorashadda kursiggan ayaa maalmo ka hor gaaray magaalada Garowe, waxaana ay xaliyeen Cabasho ka taagneyd doorashadd